Labo qof oo goor dhow lagu dilay Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Askari ka tirsanaa ciidamada dowlada iyo qof shacab ah ayaa wax yar ka hor salaada maqrib  lagu dilay magaalada Belad-weyne ee gobolka Hiiraan. Weerarkan ayaa ka dhacay xaafada howlwadaag ee galbeedka magaalada Belad-weyne, waxaana ka dambeeyey rag bastoolaado ku hubeysan sida ay wararku nagu soo gaarayaan. Lama garanayo sababta loo dilay qofka shacab ahaa balse … Continue reading Labo qof oo goor dhow lagu dilay Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya